Jowhar – Marka hore ii ogolow in aan uga mahadceliyo Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare iyo bulshada Hirshabeelle soo dhaweynta iyo sida diiran ee ay noo qaabileen intii aan halkan booqashada ku joognay. Waxaa farxad ii ah in aan booqdo maamul gobolleedka ugu cusub Soomaaliya.