Hawlgalkii Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ayey shaqadiisa xirantay 31-kii Oktoobar 2024-kii, waxaana lagu bedelay Hawlgalka Kalaguurka ee Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS) Jimcihii, 1-dii Nofeembar 2024-kii, iyadoo la raacayo qaraarkii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee tirsigiisu ahaa 2753.
Isbadalka ayaa ka tarjumaya horumarka dalka ka jira, waxaana sidoo kale uu waafaqsan yahay codsigii Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ahaa in xafiiska UNSOM lagu wareejiyo kooxda Qaramada Midoobay ee dalka, muddo labo sano ah marka la gaaro Oktoobar 2026-ka.
Xogta khuseeya hawlgalka UNTMIS waxaa laga heli karaa halkan:
14 Oct 2020 - Baydhabo – Iyagoo maanta booqasho ku jooga Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, wakiillo ka socda qaar ka mid ah saaxiibada dalka ee muhiimka ah ee beesha caalamka ayaa ifiyay muhiimadda ay leedahay in Dowladda Federaalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah Federaalka ay si...
14 Oct 2020 - Muqdisho – Munaasabadda sanad-guurada saddexaad ee ka soo wareegtay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee 14kii Oktoobar 2017 ka dhacay magaalo madaxda Soomaaliya ee Muqdisho, Qaramada Midoobay ayaa maanta xustay dhibbanayaashii...
15 Sep 2020 - Muqdisho – Iyadoo Soomaaliya ay guul ka gaartay lixdii-bilood tan iyo markii dalka looga dhawaaqay kiiskii ugu horreeyay ee la xaqiijiyay ee cudurka coronavirus (COVID-19), bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa maanta amaan u jeedisay shaqaalaha badan caafimaadka ee sida...
17 Aug 2020 - Muqdisho – Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareynaysaa weerarkii argagaxiso ee lagu qaaday Hoteelka Elite ee magaalada Muqdisho maalintii Axadda, kaasoo sida la sheeegay ay ku dhinteen ugu yaraan 16 qof kuna dhaawacmeen dad kale oo badan.
“Weerarkan...
17 Jul 2020 - Muqdisho – Saaxiibada Caalamiga ah (ee hoos ku xusan ) ee taageera geedi-socodka dimoqoraadiyaynta Somaliland waxay soo dhoweynayaan heshiiska Xisbiyada Siyaasadeed ee Somaliland, ee la saxiixay 12kii July 2020, si loo qabto Doorashooyinka Golaha Deegaanka iyo kuwa...