26 Apr 2021 - New York – Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa si wayn uga walaacsan iska-horimaadyada hubeysan ee dhawaanahan ka dhacayay magaalada Muqdisho. Waxa uuna ku celinayaa baaqiisa ku aaddan dhammaan in dhinacyada ay...
23 Apr 2021 - New York – Xubnaha Golaha Ammaanka waxay walaac xooggan ka muujiyeen sii socoshada is-mari-waaga siyaasadeed iyo khilaafka u dhexeeya madaxda siyaasadda ee Soomaaliya ee ku aaddan hanaanka doorashooyinka.
Xubnaha Golaha Ammaanku waxay dib u milicsadeen horumarka...
21 Apr 2021 - Waxaa soo jeediyey: António Guterres, Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay
Waa sanad laf-dhabar u ah bani’aadannimada, hadda waxaa xilligii tallaabo adag loo qaadi lahaa dhinaca cimilada.
Saynisku waa mid aan dood la galin karin oo ay dunidu isla ogoshahay: Si cimilada looga hor...
23 Mar 2021 - New York – Xoghayaha-Guud wuxuu mar kale ku celinayaa walaaca xooggan ee uu ka qabo is-mari-waaga siyaasadeed ee sii jiitamaya ee la xiriira qabsoomidda doorashooyinka Soomaaliya, in kasta oo dhowr jeer ay wadatashiyo dhexmareen jilayaasha siyaasadda ee Soomaaliya, ee heer...