01 Feb 2021 - Muqdisho – Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay si adag u cambaareynayaan weerarkii argagixiso ee lagu qaaday Hotel Afrik oo ay dad badani ku dhinteen ama ku dhaawacmeen.
“Waan ka naxnay weerarkan foosha xun ee damiil la’aanta ah ee lagu qaaday goob ay si joogto ah u...
29 Jan 2021 - Muqdisho – Saaxiibada beesha caalamku* waxay soo dhoweynayaan magacaabidda Guddiyada Heer Dowlad Goboleed ee Hirgelinta Doorashada Jubaland iyo Puntland, ee la soo bandhigay 27ka bisha Janaayo. Inkastoo ay soo daahday, tallaabadan wanaagsan waaxay gacan ka geysan kartaa...
12 Jan 2021 - Muqdisho– Saaxiibada Soomaaliya ee caalamka* waxay aad uga walaacsan yihiin is-mari-waaga ka taagan hirgelinta hanaanka doorasho ee 17-kii Sebtember ku heshiiyeen Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi...
15 Dec 2020 - Muqdisho – Madasha Iskaashiga Soomaaliya ee dhowaa la qabtay ayaa u suurtagelisay dhammaan dhinacyada ku lugta lahayd inay si furan isu weydaarsadaan fikradaha ku saabsan arrimaha hadda ka socda dalka iyo in lagu heshiiyo Xayndaabka Isla-xisaabtanka Labada Dhinac ee 2021, kaas...
10 Dec 2020 - Muqdisho – Iyadoo dulucda hal ku dhigga Maalinta Xuquuqul Insaanka sannadkan uu yahay ‘Si Fiican Uga Soo Kabso. U istaag Xuquuqul Insaanka,’ Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa maanta ugu baaqay dhammaan dadka Soomaaliyeed inay si wadajir ah ugu soo biiraan si COVID-19...
10 Dec 2020 - Muqdisho – Xuska sannadkan ee maalinta xuquuqul insaanka, Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya waxa uu ugu baaqayaa Soomaalida in ay u midoobaan meel-marinta mabaadi’da sinnaanta iyo takoor la’aanta ay gundhig u yihiin dhammaan...
09 Dec 2020 - Muqdisho – Iyadoo Soomaaliya gudeheeda lagusoo gabagabeeyay ololaha sanadlaha ah ee 16ka maalmood ee u Hawlgelidda la dagaallanka Xadgudubka ku Salaysan Jinsiga (GBV), ayaa ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan dalka wuxuu muujiyey baahida loo qabo in lasii wado...