War saxaafadeed
- 28 Jan 2020 - Muqdisho – Saaxiibada Soomaaliya ee caalamka* waxay mar kale carrabka ku adkeynayaan ballan-qaadkooda ku aaddan taageerada u diyaargarowga doorashooyinka heer federaal ee 2020/21. Si doorashooyinka loo qabto waqtigii loogu talagalay, waxaa lagama maarmaan ah in la meel mariyo ...
- 28 Jan 2020 - Muqdisho – Saaxiibada Soomaaliya ee caalamka* waxay ka walaacsanyihiin arrimaha kasoo cusboonaaday Dowlad Goboleedka Galmudug ee soo ifbaxay markii lasoo gaaray marxaladdii gabagabada ee dadaalkii ...
- 09 Jan 2020 - WAR-SAXAAFADEED 01/2020 Subax wanaagsan iyo Sannad Wacan oo Wanaagsan dhammaantiin Waxaan uga mahad naqayaa Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, kooxdiisa iyo shacabka Somaliland soo dhoweyntooda diiran. Markii iigu dambeysay ee aan soo booqday magaalada Hargeysa waxay...
- 28 Dec 2019 - Xog-hayaha Guud ayaa si adag u cambaareeyay weerarkii argagixiso ee 28kii Disembar 2019 ka dhacay magaalada Muqdisho. Wuxuu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoysaska dadkii dhibaatadu kasoo gaartay, wuxuuna dadka dhaawaca ah u rajeeyay soo kabasho dhakhso leh. Wuxuu carrabka ku...
- 19 Dec 2019 - Muqdisho – Saaxiibada caalamka ee Soomaaliya* waxay mar kale carrabka ku adkeynayaan muhiimadda ay leedahay in waqtiga loogu talo galay si hufan loogu diyaar garoobo doorashooyin heer federaal ah oo dhaca sanadka 2020/21. Kulankii Masha Iskaashiga Soomaaliya ee la qabtay 2dii...
- 18 Dec 2019 - Garowe – Wakiilo kala matalayay Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Gobaleedka IGAD, iyo Qaramada Midoobay ayaa maanta booqasho ku tegay Puntland, waana kulankii afaraad ee kamid ah kulamo wadatashi ah oo taxane ah oo ka kala dahacayay Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowladda...
- 17 Dec 2019 - Kismayo – Wakiilo ka socday Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Gobaleedka IGAD, iyo Qaramada Midoobay ayaa maanta booqasho ku tegay Jubaland, waana kulankii saddexaad ee kamid ah kulamo wadatashi ah oo taxane ah oo ka kala dahacayay Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowladda...
- 13 Dec 2019 - Muqdisho - Saaxiibada caalamka ee Soomaaliya* waxay soo dhaweynayaan hadal qoraaleedyadii ay soo saareen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hoggaanka Ahlu Sunna Wal Jamaaca (ASWJ) 12kii Disembar. Waxaan qaddarinaynaa dadaallada hagar la’aanta ah ee Dowladda Federaalka...
- 11 Dec 2019 - Jowhar – Wakiilada ka socday Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Gobaleedka IGAD iyo Qaramada Midoobay waxaa farxad u ah inay maanta booqasho ku yimaadaan Dowlad Goboleedka HirShabelle, waana kulankii labaad ee kamid ah kulamo wadatashi ah oo taxane ah oo ka kala dahacaya...
- 10 Dec 2019 - WAR-SAXAAFADEED 28/2019 Muqdisho – Munaasabadda Maalinta Xuquuqul Insaanka awgeed, ayaa ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya wuxuu maanta ugu baaqay dhalinyarada dalka inay sii amba-qaadaan horumarka la gaaray ilaa iyo hadda ee lagu dhowrayo xuquuqul insaanka oo ...