Hawlgalkii Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ayey shaqadiisa xirantay 31-kii Oktoobar 2024-kii, waxaana lagu bedelay Hawlgalka Kalaguurka ee Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS) Jimcihii, 1-dii Nofeembar 2024-kii, iyadoo la raacayo qaraarkii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee tirsigiisu ahaa 2753.
Isbadalka ayaa ka tarjumaya horumarka dalka ka jira, waxaana sidoo kale uu waafaqsan yahay codsigii Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ahaa in xafiiska UNSOM lagu wareejiyo kooxda Qaramada Midoobay ee dalka, muddo labo sano ah marka la gaaro Oktoobar 2026-ka.
Xogta khuseeya hawlgalka UNTMIS waxaa laga heli karaa halkan:
Muqdishu – Wakiilo sare oo ka kala socday Midowga Afrika (AU), Urur-Gobaleedka IGAD iyo Qaramada Midoobay (QM) ayaa maanta socdaal ku tegay Kismaayo si ay ula kulmaan dadka ku hawlan geedi-socodka doorasho...
28 Jul 2019 - Hargeysa – Iyadoo ay tahay booqashadiisii ugu horreysay ee uu ku tago Somaliland tan iyo markii uu la wareegay xilka xafiiska, ayaa Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya wuxuu hoosta ka xariiqay...
25 Jul 2019 - Geneva / Muqdisho - Beesha caalamku waa in ay sii wadaa in ay ka caawiyaan Soomaaliya sidii ay u xoojin lahayd hay’adaheeda dowliga ah, hanaankeeda cadaalada iyo amaanka ka hor inta aan la gaarin doorashada soo socota, sidaasi waxaa yiri Bahame Tom Nyanduga, Khabiirka Qaramada...
15 Jul 2019 - WAR SAXAAFADEED 11/2019
Kismaayo – Ergeyga Garka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa maanta booqday magaalada Kismaayo, caasimadda ku meelgaarka ah ee Jubaland, ka dib weerarkii argagaxisada ahaa ee la sheegay inuu galaaftay...
12 Jul 2019 - New York – Xoghayaha-Guud waxa uu cambaareynayaa weerarkii argagixisanimo ee ka dhacay 12kii Luulyo magaalada dekedda ee Kismaayo, Soomaaliya.
Waxa uu tiraanyo iyo tacsiba u dirayaa qoysaskii ku nafwaayey weerarka waxa uuna kuwa dhaawaca ah u rejeynayaa bogsasho deg deg ah....