20 Jul 2015 - Muqdisho – Ku Xigeenka Cusub ee Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (DSRSG), Md. Peter de Clercq ee u dhashay dalka Netherlands, ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho si uu xilkiisa uga billaabo Hawlgalka Qaramada Midoobay ee Kaalmaynta Soomaaliya (...
11 Jul 2015 - Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa si kulul u cambaareeyay weerarradii argagaxiso ee shaley lagu qaaday goob fariisin u ah AMISOM iyo laba hoteel oo ku yaalla magaalada Muqdisho kaasoo sababay...
04 Jul 2015 - Muqdisho – Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay ayaa hambalyo u diray dadka Soomaaliyeed iyo Dowladooduba, taas oo ku beegan 55 Guurada Madaxbanaanidooda. Wuxuu ammanay dadaalka ay wadaan dadka Soomaaliyeed, kaas oo ay...
01 Jul 2015 - Muqdisho – Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay ayaa hambalyo u diray dadka Soomaaliyeed iyo Dowladooduba, taas oo ku beegan 55 Guurada Madaxbanaanidooda. Wuxuu ammanay dadaalka ay wadaan dadka Soomaaliyeed, kaas oo ay...