20 Feb 2015 - Muqdisho – Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u Qaablisan Soomaaliya, Nikolas Kay, ayaa si kulu u cambaareeyay weerarkii maanta lagu qaaday Hoteelka Central- Dhexe- ee ku yaala Muqdisho, weerarkaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac badan oo ay ku jiraan saraakiil sar sare ee...
22 Jan 2015 - Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa soo dhoweeyay ku dhawaaqidda Golaha Wasiirada Federaalka cusub ee uu soo magacaabay Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya 27kii bishan Janaayo 2015.“Ku dhawaaqiddan waa tallaabo muhim ah ee loo...
20 Jan 2015 - Muqdisho – Qaramada Midoobay, Urur-Goboleedka IGAD, Midowga Yurub, Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya, iyo Dowladda Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska ayaa soo dhoweeyay daahfuridda hanaanka soo xulidda Golaha Baarlamaan-Goboleedka Maamulka Ku Meelgaarka ee Jubba (IJA),...
20 Jan 2015 - Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG), Nicholas Kay, ayaa soo dhoweeyay in Soomaaliya ay xubin ka noqotay Heshiiska QM ee Xuquuqda Carruurta (CRC) taasoo ka dhacday xaflad uu hogaaminayay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo...
09 Dec 2014 - Musuq-maasuqa waa arrin muuqata oo ka jirta dunida taas oo dhibaato ba’an u geeysata dadka saboolka ah, cuuryaamisana kobaca dhaqaale ee ka dhexeeya dadka. Musuq-maasuqu wuxuu duudsiisaa adeegyada asaasiga ah ee lagu qaban lahaa lacagta sida daran loogu baahanyahay. Billow ilaa...