24 Mar 2016 -
WAR-SAXAAFADEED 09/2016
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating ayaa si kulul u cambaareeyay tirada badan ee caruurta ah ee kamid ahaa dagaalyahannada al-Shabaab, kuwaa oo ay soo qabteen xoogagga amniga ee...
25 Feb 2016 -
WARSAXAAFADEED 07/2016
Kulanki sadexaad ee Madasha Iskaashiga Heerka Sare ee Heerka Wasiir (HLPF) ayaa shalay lagusoo gabagabeeyay Istanbul iyadoo wufuudi ka qaygelaysay ay ballan-qaad adag sameeyeen si loo xaqiijiyo in geedi-socodka doroasho ee Soomaaliya uu u dhoco sidi loo...
29 Jan 2016 - WAR-SAXAAFADEED 03/2016
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating, ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku ammaanay sida ay uga qaybgashay hanaanka Dibueegidda Caalamiga ah ee Xilliyaysan, ee la qabtay intii uu socday...
24 Nov 2015 - Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa maanta sheegay inuu aad uga walaacsanyahay xariga sharci darrada ah ee loo geystay Md. Jaamac Deberani, oo ah wariye wararka u soo tebiya Telefishinka Somali Channel TV ee gaarka...
04 Oct 2015 - Muqdisho – Ergayga- gaarka ah ee Xoghayaha Guudd ee Qaramada Midoobay, Nikolas Kay ayaa cambaareeyay xariga laba wariye ee telefishinka Universal iyo sida xooga leh ee loo xiray xafiiska Telefishinka Universal ee Muqdisho 02 Oktoober 2015.
“Waxaa aad muhiim u ah in ay...