Jump to navigation
War saxaafadeed
06 Dec 2014 - Muqdisho – Xafiiska Hawlgalka Qaramada Midoobay ee Kaalmaynta Soomaaliya (UNSOM) wuxuu garwaaqsaday codkii maanta uu baarlamaanku kalsoonida kala noqday Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya, wuxuu amaanay shaqada uu ka qabtay nabadaynta Soomaaliya, wuxuuna ku...
06 Dec 2014 - Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa cambaareeyay weerarradii argagaxisada ahaa ee shaley ka dhacay magaalada Baydhabo oo laga cabsi qabo inay ku dhinteen ugu yaraan shan iyo toban (15) qof ayna...
03 Dec 2014 - Muqdisho – Xafiiska Qaramada Midoobay u Qaabilsan Kaalmaynta Soomaaliya (UNSOM) wuxuu xaqiijinayaa in gaari miineysan uu abaarihii 09.40 subaxnimo ku qarxay goob ay marayeen kolonyo gaadiid ah oo ay leedahay Qaramada Midoobay, kolonyadaas oo maraysay meel u dhow Gegida...
03 Dec 2014 - Baydhabo – Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa soo dhoweeyay caleema-saarka Shariif Xasan Sheekh Aadan loogu caleema-saaray hogaanka Maamulka dhowaan la dhisay ee Kumeelgaarka ee Koonfur Galbeed (ISWA)....
23 Nov 2014 - Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay ayaa cambaareeyay dilkii waxashnimada ahaa ee loo geeystay ugu yaraan 28 Keenyaati ah oo ahaa rakaab saarnaa bas, dilkaas oo ay geysteen dabley looga shaki qabo inay...
19 Nov 2014 - Muqdisho – Qaramada Midoobay, Urur Goboleedka IGAD, Midowga Yurub (EU) iyo Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa soo dhoweeyay dhismaha Maamulka Kumeelgaarka ee Koonfur Galbeed (MKKG) Soomaaliya iyo doorashadii ku xigtay ee Shariif Xasan Sheekh Aadan loogu...
17 Nov 2014 - Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa walaac ka muujiyay rabshadii dhacday 15ka November xilligii laysku diyaarinayey doorashada baarlamaanka ee Soomaaliland. Waxaa jiray warbixinno sheegaya inay...
15 Nov 2014 - Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa walaac ka muujiyay rabshadii dhacday 15ka November xilligii laysku diyaarinayey doorashada baarlamaanka ee Soomaaliland. Waxaa jiray warbixinno sheegaya inay...
02 Nov 2014 - Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa mujiyay inuu aad uga walaacsanyahay xasaradda siyaasadeed ee ka dhexeeya Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisal Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed, oo khatar...
31 Oct 2014 - Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa ka tacsiyeynaya geeridii ku timid Taliyihii Booliska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto, Jeneraal Maxamed Xasan Ismaaciil, 30kii Octoobar 2014.
"Waxaan ka murugooday inaan maqlo geerida Taliyada Booliska,...
Pages