29 Aug 2014 - Wakiilka dowladda Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya James P. McAnulty, Ergayga gaarka ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay iyo Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Michel Cervoned'Urso ayaa walaac weyn ka muujiyey ciidamada hubaysan ee la geeyey...
18 Aug 2014 - Hargaysa – Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaliya (SRSG) Nicholas Kay ayaa saakay gaaray Hargeysa, caasimadda Somaliland, wuxuna ballan qaaday in la kordhinayo taageerada Qaramada Midoobay.Inta uu booqashada ku joogo Somaliland SRSG Kay...
08 Mar 2014 - Muqdisho - Ergaygga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qarammadda Middobay u Qaabilsan Soomaaliya, Nikolas Kay ayaa la dabaaldagaya maatna dadwaynaha soomaaliyeed, ku was oo u dabaaldagaya maalinta caalamka ee Haweenka Addunka. Sidoo kale, waxa uu Ergaygga ku guubaabiyay Dowladda...
31 Jan 2014 - Muqdisho - Ergaygga-Gaarka ah ee Xoghaya Guud ee Qaramadda Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya, Nikolas Kay, ayaa maanta dareen kamuujiyay xiisadda isa soo taraysa ee ka jirta magaaladda Baydhabo, kuna saabsan shir looga hadlaayo dhismaha Dowladda Goboleed ku salaysan nidaamka...