20 Oct 2016 -
WAR-SAXAAFADEED 25/2016
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u Qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating, iyo Ergeyga Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (SRCC) u Qaabilsan Soomaaliya, Danjire Francisco Caetano Madeira, ayaa maanta magaala...
04 Sep 2016 - Warbixinta Qaramada Midoobay ee xorriyadda hadalaka ee Soomaaliya ee lasoo saaray Axaddi ayaa tilmaantay horumarka laga gaaray maamul dhisidda Soomaaliya, laakiin warbixintu waxay sidoo kale soo bandhigtay xaaladaha aadka u adag ee ay kusii jiraan wariyeyaasha, difaacayaasha...
30 Aug 2016 - WAR-SAXAAFADEED 23/2016
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating ayaa si xoogan u cambaareeyay weerarki loo adeegsaday gaari xamuul oo walxaha qarxa lagu rary ee subaxnimadan lala beegsaday Hoteelka SYL ee Muqdisho...
27 Aug 2016 - WAR-SAXAAFADEED 22/2016
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating ayaa soo dhoweeyay horumarka Soomaaliya ay ka gaartay sii xoojinta xushmaynta xuquuqul insaanka, iyadoo dalku u xusayo Maalinta Qaran ee Xuquuqul...
21 Aug 2016 - WAR-SAXAAFADEED 21/2016
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating, ayaa si kulul u cambaareeyay labadii qarax ee saaka ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee lagu dilay ugu yaraan 12 qof laguna dhaawacay dad kor u dhaafaya...