Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Galmudug – Xilli ay soo dhaweeyeen doorkii iyo gacantii uu ka geystay Madaxweynaha Galmudug in Soomaaliya u jideysato doorashooyin ayey wakiilada qaar ka
Muqdisho - Intii lagu gudo jiray xuska maalinta Qaramada Midoobay, waxa ay ergada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya muujiyeen xiriirka ka dhexeeya hey’adaha dalka iyo kuwa caalamka, iyaga oo xaqiijiyey in ay garab taaganyihiin Soomaaliya maanta iyo berriba.
Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa maanta wada saxiixday heshiis iskaashi oo cusub, kaas oo hagi doona sida dalka iyo Qaramada Midoobay ay u wada shaqayn doonaan shanta sano ee soo socota si dhammaan
Baydhabo – Iyagoo maanta booqasho ku jooga Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, wakiillo ka socda qaar ka mid ah saaxiibada dalka ee muhiimka ah ee beesha caalamka ayaa ifiyay muhiimadda ay leedahay in Dowla
Mogadishu - Soomaaliya toddobadiiba hal ayaa dhinta kahor sanadguuradooda shanaad ee dhalashada, xaaladaha qaar, dhimashadaas waa mid laga hortagi karo iyada oo la isticmaalayo tallaalka
Baydhabo – Soomaaliya ayaa ka mid ah meelaha ugu kororka badan dhallinyarada adduunka -taas oo ah, in ku dhowaad 60 boqolkiiba dadkeeda oo lagu qiyaaso 15.9 milyan oo qof ay da'dooda ka yartahay 30, marka la eego Saadaasha Dadweynaha Adduunka,
Qaramada Midoobay ayaa 75 sanno jirsaneysa sanadkan. Soomaaliya waxay ahayd xubin ku faanta xubinimadeeda oo ka tirsan QM 60 sanno oo ka mid ah sannadahaas.
Jeer doorashooyinkii Baarlamanka ee Nofeembar loo qoondeeyey ay dib u dheceen cudurka COVID-19 dartii, waxay Soomaaliya maraysaa isgoys xasaari ah, sida uu Ergayga QM ee dalku uu ka sheegay madasha aan caadiga ahayn ee Golaha Ammaanka Khamiistii, iyadoo DF iyo Maamullada lagu cadaadiyey inay isku
Mudane Madaxweyne, Xubnaha Golaha,
Halkudhigga sanadkan ee Maalinta Caalamiga ah ee Dhalinyarada – “Hawlgelinta Dhalinyarada Si Loo Xaqiijiyo Waxqabad Caalami ah” –waxay bidhaaminaysaa hababka ay codadka iyo dhaqdhaqaaqyada dadka dhallinyarada ahi u samaynayaan isbedelka ayna aduunkeena ugu sii dhoweynayaan qiyamka iyo aragtida A