Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Jowhar – Wefdi ka socda jaalalka caalamiga ah ee Somalia ayaa booqday magaalada Jowhar, caasimadda maamul-goboleedka Hirshabelle, taasoo qayb ka ah wada tashi laga yeelanayo geeddi socodyo muhim u ah dalka 2020.
Baidoa – Jeer uu sii dhamaanayo sanadka 2019-ku, waxaa Baydhaba oo hadda looga taliyo KG ku kulmay qaar ka mid jaalalka caalamiga ah ee saaxiibka la ah Somalia, taasoo qayb ka ah wadatashiyo dhowr ah oo lagu wajahayo saamileeyda siyaasadda iyo gobollad
Mogadishu – Xilli ay soo gunaanadeysay booqashadii ay ku timi Soomaaliya, Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan xiriirka Midowga Africa maanta ayaa sharraxaad ka bixisay ‘Xaaladda gaarka ah’ ee uu dalka ku sugan yahay marka la eego dadaalka uu ugu jiro
Muqdisho – Iyadoo Afrika ay u dabaal-degeyso dhalinyarada, ayaa ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya wuxuu maanta aqoonsaday awoodda ballaaran ee ragga iyo haweenka dhalinyarada ah ee Soomaaliyeed ay ku biirin karaan nabadda iyo barwaaqo kusoo dabaalidda Soomaaliya.
Madaxweyne Siciid Deni, Xubnaha Sharafta leh ee Golaha Wasiirada, Bahda Saxaafadda,
Galab wanaagsan,
Muqdisho – Booqasho ay ku tagtay Muqdisho oo ujeedkeedu ahaa sidii ay haweenka Somalia hiillo ugu muujin lahayd, Amina Mohammed, ayaa ku baaqday inay haweenku si buuxda uga qayb galaan howlaha nabadaynta, amaanka iyo horumarinta.
New York – Maalinta Qaramada Midoobay waxay bidhaaminaysaa tusaalooyinka sare ee waara ee uu xambaarsanyahay Axdigii la saxiixay maanta oo kale 74 sanadood ka-hor.
Muqdisho - Madasha Iskaashiga Soomaaliya ayaa maanta lagu soo gabagabeeyey magaalada Muqdisho iyada oo ay ka soo qeyb galayaashu ay qiimeyn ku sameeyeen horumarka dalka uu ku gaaray xilli sidoo kale la xusay caqabadaha jira iyaga oo isku raacay tallaabooyinka hortabinta ee loo ba
Madasha Iskaashiga Soomaaliya iyo Caalamka - WAR-MURTIYEED