Muqdisho – Waaxyada u qaabilsan arrimaha samafalka ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa maanta ku baaqay lacag dhan 80 milyan oo doolar si ay caawimaad degdeg ah u fidiyaan dadka ay saameeyeen daadadka dhowaan ka dhacay koonfurta iyo bartamaha dalka