Jump to navigation
Warsaxaafadeedyo
-
03 Mar 2014 - Muqdisho – Ergaygga-Gaarka ah ee Xoghayah-Guud ee Qaramadda Middoobay u Qaabilsan Soomaaliya, Nikolas Kay ayaa si hoose ula socda arrimaha ka dhacaya Baydhabo aarimahaas oo ay ku jiraan natiijada maanta ka soo baxday Shirka Baydhabo. Sdoo kalena waxaan arkay jawaabta ka...
-
18 Feb 2014 - Muqdisho, 15 Febraayo 2014 – Kooxda shaqo ee wadajirka ah ee ka dhexeysa Qaramada Midoobay iyo AMISOM ee ku aaddan Siyaasadda Feejignaanta Dhabta ah ee Xuquuqul Insaanka (HRDDP) ayaa kulankeedii ugu horeeyay ku qabatay magaalada Muqdisho 15kii bishan Febraayo, iyadoo...
-
24 Oct 2013 - Muqdisho – 10 Sebtember 2013 – Isaga oo ka hadlayay sannad-guurada kowaad ee ka soo wareegatay doorashadda madaxweynaha, Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u Qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Nicholas Kay, wuxuu yiri “Sannad ka hor maanta, ayaa...
-
10 Oct 2013 - New York – Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii lagu qaaday gaariga Axmed Maxamed Islaam Madoobe, oo ah Hogaamiyha Maamulka Ku-meelgaarka ah ee Jubba. Axmed Maxamed Islaam ayaa la sheegay...
-
07 Sep 2013 - Muqdisho – Ergaygga-Gaarka ah ee Xoghaya- Guud ee Qaramadda Middoby, Niklos Kay, ayaa cambaareeyay weerarka ismiidaaminta lahaa ee ka dhacay Muqdisho maanta gelinkii hore. Halkaas oo u dhoweed Tiyaaterka Qaranka. Sida la soo sheegay, qof isa- soo miidaamiyay iyo gaari...
-
28 Aug 2013 - Muqdisho/Addis Ababa – Ergaygga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qarammadda Middobay u Qaabilsan Soomaaliya, Nikolas Kay, ayaa maanta soo dhoweeye Heshiiska ay ku saxiixeen Addis Ababa,Wasiiru Dowhaha Madaxtooyadda, Mudane Farax Sheikh Cabdulqadir iyo Sheikh Axmed Maxamed...
-
18 Aug 2013 - Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Nicholas Kay, ayaa walaac kulul ka muujiyay eedeymaha ku aaddan kufsi ka dhacay xero militeri ee ay leeyihiin ciidamada AMISOM. Wuxuu soo dhoweynayaa go’aaanka ay qaateen Dowladda Federaalka Soomaaliya...
-
14 Jul 2013 - Muqdisho/Garoowe – Ergaygga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midowbay, Nicholas Kay, ayaa ku tilmaamay go’aanka manta la gaaray ee ku saabsan dib-udhigista doorashooyinka in uu yahay mid ay ku dheehantahay Ggeesinimo iyo caddaladdba” ka dib markii ay iska...
-
13 Jul 2013 - Garoowe – Ergeygga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay (SRSG), Nicholas Kay, ayaa booqasho ku yimid Garoowe, Buntland, aroornimadii maanta, taasoo ah booqashadii ugu horeysay ee uu ku tago Puntland tan iyo markii uu qabtay xilka madaxa Hawlgalka Qaramadda...
-
12 Jul 2013 - Muqdisho – Ergaygga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramadda Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya, Nikolas Kay, ayaa cambaareeyay weerarkii argigixisinimo ee maanta laga fuliyay Muqdisho, aga-gaaraka Gegida- diyaaradda.
Weerarkan wuxuu kamid yahay weeraradii kala...
Pages