Warsaxaafadeedyo
-
-
-
-
-
- 10 Dec 2015 - Maanta waa Maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqul Insaanka. Maalinta Xuquuqul Insaanka Adduunka waxaa sanad kasta loo dabaal-degaa 10ka December si loo xusuusto sanadki 1948di markaas oo ahayd marki kal-fadhiga Golaha loo Dhanyahay ee Qaramada Midoobay uu ansixiyay Baaqa Caalamiga...
- 28 Nov 2015 - Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa si kulul u cambaareeyay dagaalka mar kale saaka ka dillaacay magaalada Soomaaliyeed ee Gaalkacyo wuxuuna dhinacyada dhammaantooda ku booriyay xabad-joojin degdeg ah iyo inay furan...
- 27 Nov 2015 - Qaramada Midoobay, Urur-Goboleedka IGAD, Midowga Yurub, Dowladda Maraykanka, Dowladda Boqortooyada Ingiriiska, Sweden iyo Taliyaaniga ayaa muujiyay inay aad uga walaacsanyihiin wararka sheegaya in xiisadi ka aloosantahay magaalada Soomaaliyeed ee Gaalkacyo ka dib makii uu...
-
26 Nov 2015 - Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nikolas Kay ayaa cambaareeyay afduubka Markabka kaluumaysi ah ee lagu afduubay meel ka baxsan xeebaha Soomaaliya 22 Nofember 2015.“Waxaan si aad ah u cambaaraynayaa noc kastoo afduub hubaysan...
- 25 Nov 2015 - Xadgudubyada lagu sameeyo haweenka iyo gabdhaha ayaa aad u badan Soomalia, arintaas oo kadhigayso wadanka meelaha ugu xun ee ay haweeni jogto. Kufsiga joogtada aah iyo dhaqanada kale ee xunxun, sida naaga badan qabidda, gabdhaha oo ayaga oo yar la guursado, ama lagu khasbo...