Jump to navigation
Warsaxaafadeedyo
-
04 Jul 2015 - Muqdisho, 1 Juulyo 2015 – Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay ayaa hambalyo u diray dadka Soomaaliyeed iyo Dowladooduba, taas oo ku beegan 55 Guurada Madaxbanaanidooda. Wuxuu ammanay dadaalka ay wadaan dadka Soomaaliyeed...
-
28 Jun 2015 - Muqdisho, 26 Juun 2015 – Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabislan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa si adag u cambaareeyay weerarkii maanta Al-Shabaabta xagjirta ah ay ku qaaday saldhiga AMISOM ee ku yaala Leego, halkaas oo ay maamulaan ciidamado...
-
28 Jun 2015 - Muqdisho, 28 Juun 2015 – Ergayga Gaarka ah ee Xoghayahay Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaalia Nokolas Kay, ayaa soo dhoweeyay doorashada Afhayeenka Baarlamaan Goboleedka Galmudug, kaas oo 27 Juun ay doorteen Xubnaha Baarlamaanka ee jooga magaalada Cadaado, Ergayga...
-
28 Jun 2015 - Muqdisho, 24 Juun 2015 – Ergayga-gaarka ah ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa si aad ah u cambaareeyay weerakii maanta lagu qaaday baabuurtii kolonyada aheedd ee waday saraakiil ka socotay Imaaraadka Carabta, taas oo sababtay in ay dhintaan tira dad...
-
23 Jun 2015 - Muqdisho, 22 Juun 2015 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay, ayaa soo dhoweeyay dhaarinta xubnaha baarlamaanka Maamulka Ku-Meelgaarka cusub ee Galmudug oo maanta ka dhacday magaalada Cadaado.
-
09 Jun 2015 - Muqdisho, 09 Juun 2015 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay, ayaa aad walaac uga muujiyay dhacdooyinkii u dambeeyay ee ka dhacay Gobolka Galgudud. Maalintii 7dii bishan Juun, ayaa dagaalyahannada Ahlu Sunna Wal...
-
09 Jun 2015 - Muqdisho – 08 June 2015 – Qaramada Midoobay, Urur Goboleedka IGAD, Midowga Yurub (EU), Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Dowladda Maraykanka iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska waxay soo dhoweynayaan horumarka ilaa iyo hadda laga gaaray geedi-socodka maamul...
-
17 Nov 2014 - Muqdishu, 16 November 2014 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) Nicholas Kay ayaa la kulmay madaxda Soomaaliyeed 16-ka November 2014. Waxaa shirka ku wehliyay Danjiraha Denmark Geert Aagaard Andersen, Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Yurub (EU) u...
-
17 Nov 2014 - Muqdisho, 15 November 2014 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa walaac ka muujiyay rabshadii dhacday 15ka November xilligii laysku diyaarinayey doorashada baarlamaanka ee Soomaaliland. Waxaa jiray...
-
29 Oct 2014 - Muqdisho, 29 Oktoobar 2014 – Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Ban Ki-moon, iyo Madaxweynaha Kooxda Bangiga Adduunka, Jim Yong Kim, ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho si ay taageero ugu ballanqaadaan kalaguurka Soomaaliya iyo dadaalka loogu jiro xoojinta amniga iyo...
Pages