Hawlgalkii Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ayey shaqadiisa xirantay 31-kii Oktoobar 2024-kii, waxaana lagu bedelay Hawlgalka Kalaguurka ee Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS) Jimcihii, 1-dii Nofeembar 2024-kii, iyadoo la raacayo qaraarkii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee tirsigiisu ahaa 2753.
Isbadalka ayaa ka tarjumaya horumarka dalka ka jira, waxaana sidoo kale uu waafaqsan yahay codsigii Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ahaa in xafiiska UNSOM lagu wareejiyo kooxda Qaramada Midoobay ee dalka, muddo labo sano ah marka la gaaro Oktoobar 2026-ka.
Xogta khuseeya hawlgalka UNTMIS waxaa laga heli karaa halkan:
17 Nov 2015 - Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nikolas Kay, ayaa Soomaalida ugu hambalyeeyay wadatashiyada heerka gobol ee noocyada doorasho ee dhici kara sanadka 2016, wadatashiyadaas oo maanta ku soo gebageboobay dalka oo dhan.
“Soomaaliya...
21 Sep 2015 - Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya, SRSG Kay ayaa soo dhoweeyay ku dhowaaqista rasmiga ah ee lagu dhowaaqay Madasha Wadatashiga Qaranka ee Hanaanka Doorashooyinka 2016.
14 Sep 2015 - Muqdisho – Ergayga-Gaarka ah ee Xog-hayaha Guud ee Qaramada Middobay u Qaabilsan Soomaaliya, Mr. Kay ayaa soo dhoweeyay sida waxtarka leh ee ay dhammaan dhinacyadda oo dhan ay oogu howshoonyihiin sidii ay wadahadal oogu dhamayn lahaayeen khilaafka ka dhashay Mooshinka...
28 Jun 2015 - Muqdisho – 26 Juun 2015 – Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabislan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa si adag u cambaareeyay weerarkii maanta Al-Shabaabta xagjirta ah ay ku qaaday saldhiga AMISOM ee ku yaala Leego, halkaas oo ay maamulaan...
24 Jun 2015 - Muqdisho – Ergayga-gaarka ah ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa si kulul u cambaareeyay weerakii maanta lagu qaaday baabuurtii kolonyada ahayad ee wadday saraakiil ka socotay Imaaraadka Carabta, kaas oo sababay in ay dhintaan tira dad ah. Al-...