Jump to navigation
Warsaxaafadeedyo
-
24 Nov 2015 - Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa maanta sheegay inuu aad uga walaacsanyahay xariga sharci darrada ah ee loo geystay Md. Jaamac Deberani, oo ah wariye wararka u soo tebiya Telefishinka Somali Channel TV ee gaarka...
-
17 Nov 2015 - Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nikolas Kay, ayaa Soomaalida ugu hambalyeeyay wadatashiyada heerka gobol ee noocyada doorasho ee dhici kara sanadka 2016, wadatashiyadaas oo maanta ku soo gebageboobay dalka oo dhan.
“Soomaaliya...
-
17 Nov 2015 - Gebagebada booqashadii uu Soomalaiya ku joogay shanta maalmood kadib, Ivan Šimonović, Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha xuquuqul insaanka ayaa ugu baaqay saaxiibada Soomaaliya ee ka tirsan bulshada caalamka inay kordhiyaan taageerada ay u...
-
15 Nov 2015 - Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay ayaa cambaareeyay dilki shalay lagu dilay magaalada Beledweyne Mahdi Xuseen Mocow oo ahaa qof qandaraas ka haystay Qaramada Midoobay, ahaana muwaadin Soomaaliyeed. Waxaa dilay koox hubaysan.
“Waxaan si...
-
26 Sep 2015 - Muqdisho, 24 Sebtember 2015 – Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, (SRSG) Nicholas Kay, ayaa salaan kal iyo laab ah oo ku aaddan munaasabadda Ciiddul Adxaa u diray dhamaan dadka Soomaaliyeed oo u dabbaal degaya (munaasabadda) Ciidul Adxaa kuna beegan...
-
22 Sep 2015 - Muqdisho, 21 Sebtember 2015 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya, SRSG Kay ayaa soo dhoweeyay ku dhowaaqista rasmiga ah ee lagu dhowaaqay Madasha Wadatashiga Qaranka ee Hanaanka Doorashooyinka 2016.
-
16 Sep 2015 - Kismaayo, 12 Sebtember 2015 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabislan Soomaaliya, Nikolas Kay, ayaa soo dhoweeyay caleema saarki Sheekh Axmed Maxamed Islaam “Madoobe”, oo ah Madaxweynaha Maamulka Kumeelgaarka ah ee Jubba (IJA). [...
-
14 Sep 2015 - Muqdisho, 14 Sebtember 2015 – Ergayga-Gaarka ah ee Xog-hayaha Guud ee Qaramada Middobay u Qaabilsan Soomaaliya, Mr. Kay ayaa soo dhoweeyay sida waxtarka leh ee ay dhammaan dhinacyadda oo dhan ay oogu howshoonyihiin sidii ay wadahadal oogu dhamayn lahaayeen khilaafka ka...
-
03 Sep 2015 - Muqdisho, 1 Sebtember 2015 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabislan Soomaaliya, Nikolas Kay, ayaa si adag u cambaareeyay weerarkii maanta ay xagjiriinta Al-shabaab ku qaadeen saldhigga AMISOM ee ku yaalla deegaanka Janaale ee Gobolka Shabeellada...
-
04 Aug 2015 - Muqdisho, 3 Agosto 2015 – Qaramada Midoobay, Urur Goboleedka IGAD, Midowga Yurub (EU), Ergada Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Dowladda Maraykanka iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska, waxay soo wada dhoweynayaan ballanqaadyadii lagu sameeyay shirki Madasha...
Pages