Muqdishu – Wakiilo sare oo ka kala socday Midowga Afrika (AU), Urur-Gobaleedka IGAD iyo Qaramada Midoobay (QM) ayaa maanta socdaal ku tegay Kismaayo si ay ula kulmaan dadka ku hawlan geedi-socodka doorasho ee ka socda Jubaland, ee filayo in lagusoo gunaanado dooraho uu Golaha Wakiilada ee Dowlad Goboleedka ku dooran doono Madaxweynaha Dowlad Goboleedka.
28 Jul 2019 - Hargeysa – Iyadoo ay tahay booqashadiisii ugu horreysay ee uu ku tago Somaliland tan iyo markii uu la wareegay xilka xafiiska, ayaa Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya wuxuu hoosta ka xariiqay muhiimadda uu leeyahay wada-hadal lagu xalliyo caqabadaha ka jira gobolka.
25 Jul 2019 - Geneva / Muqdisho - Beesha caalamku waa in ay sii wadaa in ay ka caawiyaan Soomaaliya sidii ay u xoojin lahayd hay’adaheeda dowliga ah, hanaankeeda cadaalada iyo amaanka ka hor inta aan la gaarin doorashada soo socota, sidaasi waxaa yiri Bahame Tom Nyanduga, Khabiirka Qaramada Midoobay ee Madaxbanaan.