15 Oct 2017 - Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating, ayaa cambaareeyay weerarradii qaraxyada ahaa ee shalay ka dhacay caasimadda Soomaaliya ee ay ku dhinteen tiro ballaaran oo dad rayid ah oo aan waxba galabsan.
31 Jul 2017 - WARSAXAAFADEED 15/2017
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Michael Keating, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska iyo asxaabta askartii reer Uganda ee Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ee naftooda ku waayay weerar gaadmo ah oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose ee Soomaaliya maalintii Axadda.
15 Jul 2017 - WAR-SAXAAFADEED 14/2017
Iyadoo adduunka oo dhan laga xusayo Maalinta Xirfadaha Dhallinyarada, Ergeyga Gaarka ah ee Xoqhayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating, ayaa mar kale xaqiijiyay muhimadda ay leedahay in tababar farsamo iyo xirfado farsamo loo fidiyo dadka da’da yar ee Soomaaliya.
19 Jun 2017 -
WAR-SAXAAFADEED 10/2017
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating ayaa maamuusay dhibanayaasha iyo kuwii ka badbaaday xadgudubka jinsiga ee ka dhaca dalka, [qorshahan] waa qayb ka ah dabaaldegga caalamiga ah ee Maalinta Caalamiga ah ee Ciribtirka Xadgudubka Jinsiga ee Xiliyada Colaadaha