17 Nov 2014 - Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa walaac ka muujiyay rabshadii dhacday 15ka November xilligii laysku diyaarinayey doorashada baarlamaanka ee Soomaaliland. Waxaa jiray warbixinno sheegaya inay dhici karto in la xiray qaar kamid ah xubnaha baarlamaanka iyo in rabshaddu ay ka dhasheen khasaarooyin dhowr ah. [WARSAXAAFADEED]
15 Nov 2014 - Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa walaac ka muujiyay rabshadii dhacday 15ka November xilligii laysku diyaarinayey doorashada baarlamaanka ee Soomaaliland. Waxaa jiray warbixinno sheegaya inay dhici karto in la xiray qaar kamid ah xubnaha baarlamaanka iyo in rabshaddu ay ka dhasheen khasaarooyin dhowr ah.
16 Oct 2014 - Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay ayaa cambaareeyay weerarkii Bambaano ee xalay kadhacay banaanka maqaayad caan ah oo ku taal Muqdisho taasoo sababtay dhimashada iyo dhaawaca dad badan.
13 Oct 2014 - Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay ayaa cambaareeyay weerarki loo adeegsaday qarax gaari oo xalay ka dhacay Muqdisho kaas oo keenay dhimashada iyo dhaawaca dad fara badan. Madaxweynaha Soomaaliya wuxuu xaqiijiyay in ugu yaraan toban iyo sadex qofood lagu dilay halkaas.