Muqdisho – Billowga ololaha sanadlaha ah ee caalamiga ah ee soconaya 16ka maalmood ee looga soo horjeedo xadgudubka ku saleysan dhedig-labka iyo jinsiga, ayaa Qaramada Midoobay waxay maanta muujisay muhiimada uu leeyahay horumar laga gaaro arrimahaas.