Ergeyga QM ee Soomaaliya oo cambaareeyay dil loo geystay wariye

21 Jun 2014

Ergeyga QM ee Soomaaliya oo cambaareeyay dil loo geystay wariye

Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa cambaareeyay dil saaka loogu geystay magaalada Muqdisho Yuusuf Keynaan oo ahaa wariye ka shaqeeya idaacada magaalada.