Fahima Axmed Xasan oo 25 jir ah waa abaabule bulsho ah, taas xadkii loogu talagalay ka gudubta si ay u xaqiijiiso in waalidiinta dhalay carruurta ay da’dooda ka hooseyso shan sano si weyn loogu wargaliyo ol’olaha tallaalka dabeysha, diyaarna u ah in ay tallaasho carruurtooda.