Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Hargeysa - Qofka booqda Nafiisa Yuusuf Maxamed, inta aanu gudahaba u gelin xafiiskeeda, wuxu si buuxda u fahmayaa fikradaha ay aaminsan tahay.
Baydhabo -- In uu Noqodo dhakhtar waxa ay ahayd hamigiisa Yuusuf Barre Maxamed intii uu ku guda jiray waxbarashadiisa sannadihii 2000 ilaa 2010.
Kismaayo – Sababaha ka dambeeya go’aanka ay qaadatay Xaliima Faarax Godane ee ah in ay billaawdo Ururka Haweenka Soomaaliyeed ee Midnimada (SWSO) sanadkii 2006 waxa ay ka dhalatay waaya-aragnimadeeda dheer oo ay u lahayd tobannaankii sano ee
Muqdisho – Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa sida ugu adag u cambaareysay weerarkii maanta ka dhacay garoonka kubadda cagta ee Gaalkacyo, kaas oo sida lasoo wariyay lagu dilay laguna dhaawacay dad badan oo isugu y
Muqdisho – Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa sida ugu adag u cambaareysay weerarkii maanta ka dhacay garoonka kubadda cagta ee Gaalkacyo, kaas oo sida lasoo wariyay lagu dilay laguna dhaawacay dad badan oo isugu yimid garoonka ka-hor booqashada Ra’iisul Wasaaraha dalka.
Muqdisho – Madasha Iskaashiga Soomaaliya ee dhowaa la qabtay ayaa u suurtagelisay dhammaan dhinacyada ku lugta lahayd inay si furan isu weydaarsadaan fikradaha ku saabsan arrimaha hadda ka socda dalka iyo in lagu heshiiyo Xayndaabka Isla-xisaabtanka Labada Dhinac ee 2021, kaas oo
Muqdisho – Madasha Iskaashiga Soomaaliya ee dhowaa la qabtay ayaa u suurtagelisay dhammaan
Garoowe – Beeraha iyo beera falashaduba waa mihnad ay ay ku tiirsan yihiin qoysas badan oo kunool Soomaaliya gaar ahaan Puntland.
Muqdisho – Iyadoo dulucda hal ku dhigga Maalinta Xuquuqul Insaanka sannadkan uu yahay ‘Si Fiican Uga Soo Kabso.