Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho – Xuska sannadkan ee maalinta xuquuqul insaanka, Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya waxa uu ugu baaqayaa Soomaalida in ay u midoobaan meel-marinta mabaadi’da sinnaanta iyo takoor la’aanta
Muqdisho – Iyadoo Soomaaliya gudeheeda lagusoo gabagabeeyay ololaha sanadlaha ah ee 16ka maalmood ee u Hawlgelidda la dagaallanka Xadgudubka ku Salaysan Jinsiga (GBV), ayaa ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan dalka wuxuu muujiyey baahida loo qabo in lasii wado dadaalada lagu ciribtirayo
Muqdisho – Iyadoo Soomaaliya gudeheeda lagusoo gabagabeeyay ololaha sanadlaha ah ee 16ka maalmood ee u Hawlgelidda la dagaallanka Xadgudubka ku Salaysan Jinsiga (GBV), ayaa ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan dalka wuxuu muujiye
Mogadishu – Dowladda Federalka Soomaaliya iyo saaxiibadeeda caalamka ayaa shir hal maalin isugu yimi magaalada caasimadda ah, kulanka meeqaamkiisu sarreeyey ayaa lagu qiimeeyey horumarada uu dalka ka sameeyey qeybaha kala duwan, halka la’isku afgartay waxyaabaha soo socda ee hort
Madasha Iskaashiga Soomaaliya
Kaddib kulankii Gudiga Nabad-Dhisidda isugu yimaadeen ee uu shir gudoomiyey Md. Bob Rae 2-dii Diseembar 2020 ee ujeedkiisu ahaa Nabad-Dhisidda Soomaaliya, kaas oo ay warbixinno ka jeediyeen Md. Maxamed Xuseen Rooble, Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federalka Soomaaliya, Marwo.
Kaddib kulankii Gudiga Nabad-Dhisidda isugu yimaadeen ee uu shir gudoomiyey Md. Bob Rae 2-dii Diseembar 2020 ee ujeedkiisu ahaa Nabad-Dhisidda Soomaaliya, kaas oo ay warbixinno ka jeediyeen Md.
Muqdisho – tan iyo sanadkii 2015 waa markii kowaad oo ay Guddiga Qaramada Midoobey u Qaabilsan Nabadeynta ka arinsadeenn arrimaha Soomaaliya isla markaana ay ka wada hadleen sida ay bulshada caalamka gacan ugu geysan karaan nabadeynta iyo in xal loo dhanyahay loo helo caqbadaha h
Muqdisho – Muhiimadda ay leeyihiin horumarinta aminga iyo sarreynta sharciga mustaqbalka fog ee Soomaaliya ayaa ahaa qodobka diiradda sida weyn loo saaray kulan heer-sare ah oo ay isugu yimaadeen madax sare oo