Muqdisho – Halkudhiga sanadkan "Maalinta Caalamiga ah ee Dhalinyarada" waa "Caafimaad dhalinyaranimo iyo mid maskaxeed". Waxaa jira dalal kooban oo caafimaadka maskaxeed uu ka yahay arrrin ahmiyad leh sida Soomaaliya uu uga yahay.
Warar
Ergeyga QM Soomaaliya oo soo dhoweeyay heshiiska ku talagalka maamul loogu sameynayo gobollada dhexe
Muqdisho – 30 July 2014 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay, ayaa soo dhoweeyay heshiiska maanta la gaaray in mabda’ ahaan maamul goboleed loogu sameeyo gobollada dhexe ee Soomaaliya. {}
31 Jul 2014