Muqdisho – 6 May 2014 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) Nicholas Kay ayaa maanta xarunta Maamulka Gobolka Banaadir kula kulmay Duqa magaalada Muqdisho oo ah Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Xasan Maxamed Xuseen “Mungaab”.
Warar
Ergaygga Qaramaada Midoobay oo ku baaqay in dulqaad iyo Xasilooni laga muujiyo arrimaha Gobolka Sool
Muqdisho – Ergaygga Gaarka ah ee Qaramadda Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya, Nikolas Kay ayaa dareen ka muujiyay shaqaaqadda ka dhexdhalatay ciidamo ka socda Soomaaliland iyo kuwo ka socda Puntland, oo ku murunsan Gobolka Waqooyi ee Sool, gaar ahaan magaaladda Taleex.
16 Apr 2014