Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho – Saaxiibada Caalamka ee kala ah * (hoos ku qoran) waxay ka walaacsanyihiin dhacdooyinkii dhowaan ka dhacay Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.
Muqdisho – Xilli adduunka laga xusayay Maalinta Caalamiga ah ee La Dagaallanka Musuqmaasuqa, Dowlada Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday tallaabooyin qorshaysan oo lagu xoojinayo ballanqaadka ay sameysay ee ay kula dagaallameyso musuqmaasuqa kuna xoojineyso daahfur
In ka badan hal bilyan oo qof oo ku nool adduunka ayaa qaba noocyo kala duwan oo naafanimo ah – 80 boqolkiiba waxay ku nool yihiin waddamada soo korayo.
Sayid-Cali Cabdullaahi Salaad wuxuu si cad ah u xusuustaa maalintii mustaqbalkiisa saameynta xun ku reebtay ee xilligii dagaalka sokeeye ee ka jiray Soomaaliya -sanadkii 1997 – uu marayey halkii ugu darnayd, xilligaas oo noloshiisa uu soo wajahay isbaddal aan waligiis ka harayn - kulan ay xal ugu
Muqdisho – Boqollaal haween ah oo ka kala yimid Soomaaliya ayaa isugu yimid caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho muddadii u dhaxeysay 28-29 Nofembar si ay u xaqiijiyaan mawqifkooda iyo sida ay uga go’an tahay nabadda, dib-u-heshiisiinta iyo ka hor-tagga xagjirnimada xoog-ku-muquuni
Muqdisho – Ololaha sanadlaha ah ee soconaya 16-ka maalmood ee loogu dhaqdhaqaaqayo dadaallada ka dhanka tacaddiyada ku salaysan jinsiga ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, shir jaraa’id oo caasimadda ka dhacay ayaana lagu daahfuray.
Doorashada madaxtinimo ee ku soo fool leh dawlad gobaleedka Koonfur Galbeed ayaa sarkaal sare ee Qaramada Midoobay ku boorriyey dhamaan dadka ku shaqada leh in dooradhada loo maro shuruucda u degsan doorashda si buu yiri loo helo codbixin xor iyo xalaal ah oo ka dhaqangasha baarlamaanka maamul go