Muqdisho 2, May 2017 – Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, Qaramada Midoobay iyo safaaradda Ingiiriska ayaa maanta Muqdisho ku yeeshay kulan lagu arrinsanayo arrimaha la xiriira nabadgelyada, siyaasadda, horumarka shacabka iyo dhaqaalaha, kuwaas oo lagu wado in looga hadlo shi