Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho – Ergaygga-Gaarka ah ee Xoghayah-Guud ee Qaramadda Middoobay u Qaabilsan Soomaaliya, Nikolas Kay ayaa si hoose ula socda arrimaha ka dhacaya Baydhabo aarimahaas oo ay ku jiraan natiijada maanta ka soo baxday Shirka Baydhabo.
Muqdisho, 15 Febraayo 2014 – Kooxda shaqo ee wadajirka ah ee ka dhexeysa Qaramada Midoobay iyo AMISOM ee ku aaddan Siyaasadda Feejignaanta Dhabta ah ee Xuquuqul Insaanka (HRDDP) ayaa kulankeedii ugu horeeyay ku qabatay magaalada Muqdisho 15kii bishan Febraayo, iyadoo kaga
Mudane Ra’iisal Wasaare,Waxaan si naxdin iyo murugo leh u maqlay geerida ku timid Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo geeriyooday 31 Janaayo 2014.
Muqdisho – Ergaygga-Gaarka ah ee Xoghaya Guud ee Qaramadda Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya, Nikolas Kay, ayaa maanta dareen kamuujiyay xiisadda isa soo taraysa ee ka jirta magaaladda Baydhabo, kuna saabsan shir looga hadlaayo dhismaha Dowladda Goboleed ku salaysan nidaamka Federa
Muqdisho - Ergaygga-Gaarka ah ee Xoghaya Guud ee Qaramadda Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya, Nikolas Kay, ayaa maanta dareen kamuujiyay xiisadda isa soo taraysa ee ka jirta magaaladda Baydhabo, kuna saabsan shir looga hadlaayo dhismaha Dowladda Goboleed ku salaysan nidaamka Federa
Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay, ayaa soo dhoweeyay ansaxinta Golaha Wasiirada uu soo magacaabay Ra’iisal Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed, oo uu maanta cod aqlabiyad ah ku ansaxiyay Baarlamaanka Federa
Muqdisho – Ergaygga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramadda Middoobay u Qaabilsan Soomaaliya, Nikolas Kay, ayaa maanta soo dhoweeyay Dhismaha Golaha Fulinta Maamulka ku Meelgaarka ah ee Juba.
Muqdisho - Ergaygga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramadda Middoobay u Qaabilsan Soomaaliya, Nikolas Kay, ayaa maanta soo dhoweeyay Dhismaha Golaha Fulinta Maamulka ku Meelgaarka ah ee Juba.