Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Shirka London ee Somalia wuxuu ka dhacay Aqalka Lancaster House 11 Maajo 2017, waxaana wada shir guddoomayey DF Somalia, QM iyo Midowga Afrika waxaana ka qayb galay 42 dal oo iskugu jira saaxiibbo iyo dalalka jaal la ah Somalia.
Shir jaraa’id oo gebegebadii Shirweynaha London ee Arrimaha Soomaaliya uu Xoghayaha-Guud wadajir ula qaatay Boris Johnson, Xoghayaha Arrimaha Dibadda iyo Barwaaqa-sooranka ee Boqortooyada Midowday ee Britain iyo Woqooyiga Ireland, iyo Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, Madaxweynaha Jam
Muqdisho, 2 Maay 2017 – Ururka suxufiyiinta Soomaaliyeed ayaa maanta ka codsaday dowladda in ay suxufiyiinta ka ilaaliso shaqaaqada iyo xadgudubyada lagula kaco si ay shaqadooda u gutaan cabsi la’aan iyo eex la’aan.
Muqdisho 2, May 2017 – Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, Qaramada Midoobay iyo safaaradda Ingiiriska ayaa maanta Muqdisho ku yeeshay kulan lagu arrinsanayo arrimaha la xiriira nabadgelyada, siyaasadda, horumarka shacabka iyo dhaqaalaha, kuwaas oo lagu wado in looga hadlo shi
Suxufiyiinta ku sugan Soomaaliya ayaa si la mid ah dhiggooda ku nool daafaha caalamka xusay Maalinta Xorriyadda Warbaahinta Adduunka.
Muqdisho – Dowladda Jarmalka ayaa Soomaaliya ugu deeqday lacag dhan 70 milyan oo Yuuro, oo u dhiganta 76 milyan oo doolar, ayada oo ballan-qaadday in ay sii laba jibbaarayso taageerrada looga jawaabayo abaaraha sida ba’an dalka u sameeyay.
Saaxiibada caalamka (Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Goboleedka IGAD, Itoobiya, Talyaaniga, Sweden, Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska iyo Dowladda Maraykanka) waxay si dhow ula socdaan arrimaha ka soo cusboonaaday Galmudug.
Mogadishu – In ka badan 1.7 milyan oo dad Soomaali ah ayaa gargaar cunno ah la gaarsiyay.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan heer sare ah kula qaadatay saaxiibada beesha caalamka si loogu diyaar garoobo Shirweynaha London ee arrimaha Soomaaliya kaas oo dhici doona 11ka bisha May 2017.
Muqdishu - Koox ka kooban 10 sargaal booliska dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxa tababaray Qaramada Midoobey qeybteeda Adeega wax ka qabadka Miinooyinka (UMMAS) haraadiga waxyaabaha qarxa si loo caawiyo kor u qaadida amaanka dowladaha federaalka ee Soomaaliya.