Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho – In ka badan soddon khubaro, cilmi-baareyaal, iyo aqoonyahaanno ayaa maanta isugu yimid caasimadda Soomaaliya bilowgii kulan socon doona muddo seddax maalmood oo ku aaddan horumarinta nabadda iyo dib u heshiisiin qaran ee Soomaaliya.
Baydhabo – Qisada nolosha Muxiyadiin waa mid laga dhadhansan karo dhiirranaan xilli ay sanadahan dambe Soomaaliya la daaladhaceysay burbur iyo dhibaato.
Haweenka iyo carruurta gudaha dalka ku barakacay oo jooga xarunta Hay’adda Cunnada Adduunka ee Muqdisho, Soomaaliya. Xuquuqda Sawirka: Giles Clarke oo ka socda UNOCHA
Sanadkii hore, dadaallo xooggan oo ay sameeyeen deeq bixiyaasha, dowladda Soomaaliya iyo bah-wadaagta gargaarka bani’aadamnimo ayaa gacan ka geystay in laga hortago xaalad macluul ah.
Deeqda xilli hore la bixiyay darteed, iyo dadaallo ka hortag ah oo ballaaran oo joogta ah,
Muqdisho – Ergeyga ugu sarreeya Qaramada Midoobay eeSoomaaliya ayaa maanta Adeegga Ambalaasta Aamin ee bilaashka ah ku ammaanay shaqada ku aaddan jawaab-celinta baahiyaha caafimaadka ee degdegga ah ee ay u fidiso dadka ku nool Muqdisho, wuxuuna ugu baaqay in taageero dheeraad ah
Markii aan la kulannay Leyla, waxaa ay ku sugneyd xarun ay ka buuxaan rinjiyada wax lagu sawiro, midabo kala duwan iyo dhowr qalin qori.
Muqdisho – Dhallinyarada Soomaaliya ayaa waxaa lagu dhiiriggelinayaa in ay la yimaadan xal wax looga qabanayo dhibaatooyinka badan ee haysta barakacayaasha dalka jooga.
Muqdisho – Soomaaliya iyo bah-wadaagta caalamiga ah ayaa dib u xaqiijiyay go’aankooda ku aaddan in la soo afjaro dhibaatooyinka dhinaca bani’aaddinimada ee soo laab-laabta iyo in ay sare u qaadaan horumarka dalka ee mustaqbalka, xilli lagu jiray shir-weyne maanta dhacay oo ku saa
Minneapolis – Wakiilka Gaarka ah ee Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobay u fadhiya Soomalaiya, Michael Keating, ayaa maalinta Jimcada la kulmay mas’uuliyiinta Soomaalida ee laga doortay Mareykanka, dadka u ol’ololeeya xuquuqda haweenka iyo ganacsatada iyo hoggaamiyeyaasha jaaliy
Jowhar - Heshiis cusub ee looga dan leeyahay in lagu dhaqan geliyo nidaamyada caddaaladda iyo asluubta ee Soomaaliya ayay ansixiyeen Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyada ka jira dalka.
Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Goboleedka IGAD, dowladaha Jabuuti, Itoobia, Talyaaniga, Kenya, Netherlands, Norway, Sweden, Turkey, Uganda, Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska iyo Maraykanka ayaa bogaadiyay Dowlad Goboleedka Federaalka ee Galmudug iyo Ahlu Sunna Wal Jamaac