Muqdisho – Iyadoo la xusayo billowga 16-ka maalmood ee ololaha dhaq-dhaqaaqa sanadlaha ah ee ka dhanka ah xad-gudubyada ku saleysan jinsiga, Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay maanta ku baaqday in horumar dheeraad ah laga gaaro la dagaallanka masiibadan, iyadoo diiradda la saa