Muqdisho – Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka awgeed, Qaramada Midoobay waxay ugu baaqday mas’uuliyiinta Soomaaliyeed inay dadaallo ballaaran ku bixiyaan xaqiijinta ka mid noqoshada haweenka ee siyaasadda iyo inay ka dhabeeyaan qoondada ugu yar ee boqolkiiba 30 ee mat