Muqdisho – Awoodda ay filimadu u leeyihiin in ay sheegaan sheekooyinka la xiriira xuquuqda aadanaha ee Soomaaliya ayaa damaashaadkiisu gaarey figtii ugu sarreysey ka dib markii maanta la qabtey tartankii ugu horreeyey ee filimada ay xuddunta u ahayd xuquuqda aadanaha oo taageero ka heley