Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Dhismaha xarun loogu talogalay in lugu dhaqanceliyo dhallinyarada colaadda ka waantooba ee deegaannada hoos yimaada maamulka Jubbaland ayaa Isniintii aan ka soo gudubnay si rasmi ah uga billowday magaalada Kismaayo.
[Maqaalkaan waxaa lugu daabacay caddadkii Juun/Juulay 2016 ee jariidadda World Today magazine ee Chatham House]
Qaramada Midoobay ayaa daaha ka rogtay barnaamij tababar ah oo ku saabsan fursadaha ganacsiga kaas oo ay Muqdisho ugu qabatay ganacsato Soomaali ah.
Members of the United Nations Security Council pose for a group photograph during a visit to Mogadishu, Somalia, on 19 May, 2016.
Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey (QM) ayaa soo gabagabeeyey booqasho hal maalin qaatay oo ay ku yimaadeen Soomaaliya, iyagoo ka codsaday Dowladda Federaalka ah in sida ugu dhakhsiyaha badan loo ansixiyo hannanka doorashada 2016-ka.