Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa shacabka iyo dowladda Soomaaliya ugu hambalyeynaya sannadguurada 62-aad ee ka soo wareegatay madaxbannaanida dalkooda.
Ceerigaabo, 22 Juun 2022 – Waxay ku taallaa bariga fog ee gobolka Sanaag, magaalada yar ee Ceerigaabo waxay qiyaastii 560 kiilomitir u jirtaa magaalada Hargaysa ee caasimadda Somaliland.
Muqdisho – In ka badan labaatameeyo qof oo Soomaali ah oo ka badbaaday tacaddiyada jinsiga ee xilliga colaadaha ayaa maanta ka qalin jabiyay barnaamij ay Qaramada Midoobay taageerto oo u jeedkiisu yahay in kor loogu q
Doolow – Ka dib markii ay indhahooda ku soo arkeen cawaaqib xumada cagta marineysa abaarta, intii lagu gudajiray booqasho wadajir ah oo uu maanta la sameeyay Ergayga Abaaraha ee Soomaaliya, ayuu Isku-Duwaha Gargaarka Bani’aadannimo ee Qaramada Midoobay u qaabilsan wadanka Geeska
Muqdisho – Argagaxii iyo anfariirkii waxii maalintaas dhacay ayaa weli Maryan Cusmaan Cali ka hor muuqda*.
Muqdisho – Iyadoo la xusayo maalinta caalamiga ah ee ciribtirka xadgudubyada galmada ee xilliga colaadaha, QM ee Soomaaliya ayaa maanta ku baaqday in la xoojiyo hababka sharci iyo kuwa bulsho ee lagu ilaaliyo dadka ka badbaaday rabshadahaas oo kale, gaar ahaan haweenka
Muqdisho – Iyadoo la xusayo maalinta caalamiga ah ee ciribtirka xadgudubyada galmada ee xilliga colaadaha, QM ee Soomaaliya ayaa maanta ku baaqday in la xoojiyo hababka sharci iyo kuwa bulsho ee lagu ilaaliyo dadka ka badbaaday rabshadahaas oo kale, gaar ahaan haweenka iyo carruurta.
Garowe – Xoosh Jaamac Faarax wuxuu yiri ma jiraan wax aan dadka dheerahay, laakiin waxa uu sheegay inuu yahay nin dhallinyaro oo dadaal badan ku bixiyay inuu wanaajiyo mustaqbalkiisa, nolosha reerkiisa, isla markaana ku hamminaya inuu qayb ka qaato dadaalka d
Muqdisho – Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa maanta ugu hambalyeysay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud caleemasaarkiisa, waxa ayna sheegtay in ay rajaynayso in ay la shaqeyso maamulkiisa iyadoo ku taageeraysa gaarid
[Sida loo diyaariyey in loo faafiyo]
Mudanayaal iyo Marwooyin,