Baydhabo – Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ah halkii ugu dambeysay ee ay socdaal ku tagto mas’uulka sare ee Qaramada Midoobay ee dhawaan loo soo magacaabay Soomaaliya, taasi oo maanta la kulantay hoggaanka dowlad goboleedka xubinta ka ah Dowladda Feder