Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
WAR-SAXAAFADEED 06/2017
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u jooga Soomaaliya Michael Keating ayaa dadka Soomaaliyeed u diray hambalyadiisa ugu qiimaha badan ee ku aaddan bilashada bisha barakeysan ee Ramadan.
Muqdisho – Waxaa maanta la daahfuray Xafiiska Diiwaangelinta Xisbiyada Siyaasadeed oo waajibaadkiisa yahay kormeerka hannaanka diiwaangelinta xisbiyada siyaasadeed ee ka dhisan dalka, sida ku xusan Qodobka 47-aad ee Dastuurka federaalka ee qabyo-qoraalka ah.
Mudane Madaxweyne,
Kismaayo - “Sababta ka danbeysa olalaheyga siyaasadeed waa inaan abuuro isbadal,” sidaa waxa yiri Ayaanle Sheekh Xuseen.
Kadib markii ay dhacday dowladii dhexe ee Soomaaliya 1991, dowrkii Wasaarada Waxbarashada waxa la wareegay hey,ado gaar loo leeyahay, kuwasoo diiwangaliya isla markaana siiyay waxbarasho caruurta gaaray da,da iskuulka.
Guud ahaan dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa isagu soo baxay maanta si ay u xusaan Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed, tasoo ah xus sanadeed tilmaamaya halgankii xornima doonka ahaa ee koox ka tirsan dhalinyarada Soomaaliyeed bilaabeen, kooxdan ayaa u dooday in la siiyo is xukun hoosaad iyagoo ku mi
Barnaamijka BBC Focus on Africa, 10 Maajo 2017. Khamiistan waxaa London iskugu imanaya dad aad u fara badan oo wada higsanaya hal yool, kaasoo sida loo wanaajin karo amaanka, horumarka iyo nabadda Somalia.
Kuwa khudbadaha jeediyey waxa ay ka hadleen sida ugu wanaagsan ee ay Beesha caalamka iyo kuwa gobolka uga taageeri karaan dowladda Soomaaliya fulinta qorsheyaasheeda, kuwaas oo ay ku jiraan natiijooyinkii ka soo baxay shirkii London ee Soomaaliya.
Muqdisho – Madaxda booliska ee dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada ayaa ansixiyey manhaj cusub oo loogu talagalay qorashada boolis cusub.
Marwooyin iyo Mudanayaal,
Muddo laba bilood iyo xoogaa ka hor oo keliya ayaan socdaal ku kala bixiyay magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo si aan ugu kuurgalo dhibaatada bani’aadanimo ee ka jirta Soomaaliya.