Muqdisho – Xilli la xusayay Maalinta Adduunka ee Wacyiga Miinooyinka iyo Wax ka Qabashada Miinooyinka, ayaa mas’uul sare oo ka tirsan Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa maanta shaaciyay halista ay walxaha qarxa ku hayaan dadka rayidka ah ee ku sugan dalka.