Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Sida loo jeediyey
Mudane, Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye ‘Qoorqoor',
Muqdisho – Xuska sanad guurada 63aad ee madax-banaanida Soomaaliya awgeed, ayaa Qaramada Midoobay waxay u hambalyaysay dadka Soomaaliyeed, waxayna ku ammaantay sida ay uga go’antahay dhismaha mustaqbal wanaagsan.
Muqdisho – Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa hambalyo diiran oo ku aaddan munaasabaddan gaarka ah ee Ciidul Adxaa u dirtay dhammaan shacabka Soomaaliyeed.
Muqdisho – Soomaaliya waxa ay la ciirciiraysaa musiibooyin cimilo oo is dabajoog ah kuwaas oo dhaliyey xaalado bini’aadanimo oo daran oo daba dheer.
New York – Inkastoo guulo laga gaaray Wax ka qabashada Argagixisada iyo horumarinta hannaanka doorashada Soomaaliya, hadana mas’uulka ugu sarreeya Qaramada Midoobay waxay Golaha Ammaanka Khamiistii ugu digtay in loo baahan yahay dadaal dheeri ah iyo ma
(Sidii loo jeediyey, New York, 22 Juun 2023)
Mudane Madaxweyne, Xubnaha kala duwan ee Golaha,
Muqdisho – Saaxiibada beesha caalamka* waxay ka walaacsanyihiin dirirta ka socota Garowe iyo saamaynta ay ku leedahay dadka rayidka ah.