Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Sida loo jeediyey
Aad baad ugu mahadsan tahay Mudane Madaxwayne soo dhoweynta aadka u diiran ee aad adiga iyo maamulkaaga iigu sameyseen halkan oo ah Kismaayo, Jubaland.
Baydhabo – Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ah halkii ugu dambeysay ee ay socdaal ku tagto mas’uulka sare ee Qaramada Midoobay ee dhawaan loo soo magacaabay Soomaaliya, taasi oo maanta la kulantay hoggaanka dowlad goboleedka xubinta ka ah Dowladda Feder
Sidii loo jeediyay
Garowe – Iyada oo sii wadata booqashooyinkeeda maamul goboleedyada dalka, ayaa mas’uulka ugu sarreeya Qaramada Midoobay ee dhawaan loo soo magacaabay Soomaaliya waxa ay maanta booqasho ku tagtay Puntland, halkaas oo ay kula kulantay madaxda dowlad goboleedkaa
Jowhar – Iyadoo daah-furaysa shirarkii ugu horreeyay ee ay la yeelanayso madaxda dowlad goboleedyada xubnaha ka ah dowladda federaalka Soomaaliya, ayey mas’uulka sare ee cusub ee Qaramada Midoobay u qaabilsan dalka waxa ay maanta socdaal ku tagtay Hirs
Mudane Madaxweyne, aad baad ugu mahadsan tahay sida aadka u diiran ee aad maanta noo soo dhoweyseen aniga iyo kooxdayda, waxaan kaloo aad ugu mahad celinayaa golahaaga wasiiradaada.