Muqdisho – Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Ciribtirka Tacaddiyada Jinsiga ee Xilliyada colaadaha, ayaa Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay maanta ku baaqday in sare loo qaado ilaalinta xirfadlayaasha caafimaadka iyo shaqaalaha gargaarka bani'aadanimada ee adeegyada muhiim