Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
(Sidii looga jeediyey, New York, 24 Juun 2024)
Mudane Madaxweyne, xubnaha sharafta leh ee Golaha,
Waad ku mahadsan tihiin fursadda aad ii siiseen in aan idiinka warbixiyo xaaladda Soomaaliya.
Muqdisho – Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Ciribtirka Tacaddiyada Jinsiga ee Xilliyada colaadaha, ayaa Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay maanta ku baaqday in sare loo qaado ilaalinta xirfadlayaasha caafimaadka iyo shaqaalaha gargaarka bani'aadanimada ee adeegyada muhiim
Muqdishu – Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa hambalyo diiran oo ku aaddan munaasabaddan gaarka ah ee Ciidul Adxaa u diraysa dhammaan shacabka Soomaaliyeed.
Muqdisho – Dadaallo lagu doonayo in mabaa’diida xuquuqda aadanaha laga dhigo kuwo si ka wanaagsan sida hadda looga yaqaanno loogana fahamsan yahay bulshooyinka Soomaliya ku nool dhexdooda ayaa lagu kaabey mashruuc luuqado badan oo ku qotom
Muqdisho – Wiilasha toddoba-jirka ah aad bey ugu kala duwanaan karaan waxyaabaha ay xiisaneynayaan. Qaarkood, qalabka sida baabuurta iyo tareennada yaryar ayaa soo jiita.
Muqdisho – Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyaynaysa maanta in dalkooda loo doortay kurisga Golaha Ammaanka QM ee 2025-2026.