Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
WAR-SAXAAFADEED 05/2019
New York – Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa manta shaaciyay magacaabista James Swan oo u dhashay dalka Maraykanka inuu noqonayo Wakiilkiisa Gaarka ah ee u qaabilsan Soomaaliya iyo Madaxa Hawlgalka Kaalmaynta Soomaaliya ee Qaramada Midoobay (UNSOM).
Mar uu xog-siinayey Golaha, Raisedon Zenenga, Madax Xigeenka Xafiiska QM ee Somalia (UNSOM), ayaa sheegay in dalku uu sameeyey horumar ballaaran oo dhanka dhaqaalaha iyo isbeddelka amaanka ah.
Mudane Madaxweyne,
Muqdisho – Sarkaalka masuulka ka ah Hawlgalka Kaalmaynta Soomaaliya ee Qaramada Midoobay (UNSOM) iyo Ku-xigeenka Wakiilka Gaarka ee Xoghayaha QM u qaabilsan Soomaaliya Raisedon Zenenga, ayaa salaam diirran u diray dhammaan dadka Soomaaliyeed maadaama ay bishii barakaysneed ee Ra
Muqdisho – Sii-hayaha Madaxa Xafiiska Hawlgalka Kaalmeynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ahna Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Raisedon Zenenga ayaa salaan diiran u diray dhammaan dadka Soomaaliyeed iyadoo ay b
Baydhabo – Sarkaal sare oo ka tirsan Qaramada Midoobey ayaa ka digay in xaaladaha abaarta daran ee ka jira Soomaaliya ay u badan tahay in ay horseedaan dhibaatooyin bani'aadanimo haddii aan si degdeg ah wax looga qaban si loo xakameeyo xaaladda.
Muqdisho –Masuuliyiin sare oo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan ciribtirka Miinooyinka iyo walxaha qarxa (UNMAS) ayaa munaasabad lagu qabtay caasimadda Soomaaliya ku xusay Maalinta Caalamiga ah ee Wacyigelinta Halista Miinada.
New York - Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa maanta ku dhawaaqay magacaabista George Conway oo udhashay dalka Canada inuu yahay Ku-simaha Ku-xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Howlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM), ahna Iskuduwaha Qarama