Muqdisho – Waxaa maanta la daahfuray Xafiiska Diiwaangelinta Xisbiyada Siyaasadeed oo waajibaadkiisa yahay kormeerka hannaanka diiwaangelinta xisbiyada siyaasadeed ee ka dhisan dalka, sida ku xusan Qodobka 47-aad ee Dastuurka federaalka ee qabyo-qoraalka ah.