Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
(Sida loogu diyaariyey in loo baahiyo, Muqdisho, 2 Abriil 2022)
Subax wanaagsan dhammaantiin waadna ku mahadsan tihiin ka soo qaybgalka shirkan jaraa’id.
Muqdisho – Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa hambalyo diiran u diraysa dhammaan shacabka Soomaaliyeed bilowga curashada bisha barakeysan ee Ramadaan.
Muqdisho – Ciidamada ilaalada xeebaha Soomaaliyeed ayaa maanta awoodooda la kordhiyey iyadoo xariga laga jarey xarun badeed cusub oo casri ah oo ku taala magaalada Muqdisho oo ay ku shaqeyn doonaan Ciidamada Booliska Soomaaliyeed, xaruntan oo uu maalgeliyay M
Luuq/Muqdisho – Isagoo hortaagan gurigiisa cooshadda ah ee ku yaala kaam dadka soo barakacay oo ku yaala degmada Luuq ee Koonfurta Soomaaliya, ayuu Axmed Xasan Yarow eegayaa haraadiga webiga Jubba isagoo madaxa u ruxaya si quus ah.
New York - War saxaafadeedka soo socda ee Golaha Ammaanka waxaa soo saartay Madaxweynaha Golaha, Lana Zaki Nusseibeh, (Imaaraadka Carabta):
New York – War saxaafadeedka soo socda ee Golaha Ammaanka waxaa soo saartay Madaxweynaha Golaha, Lana Zaki Nusseibeh, (Imaaraadka Carabta):
New York – Xoghayaha Guud wuxuu si kulul u cambaareynayaaweerarradii khasaaraha badan dhaliyay ee maanta lagu qaaday xarumo ku yaalla gudaha Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.
New York - Xoghayaha Guud wuxuu si kulul u cambaareynayaaweerarradii khasaaraha badan dhaliyay ee maanta lagu qaaday xarumo ku yaalla gudaha Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.